KULAN SANADEEDKII SHANAAD JAALIYADDA PUNLAND OO MAANTA KADHACAY OSLO.
KULAN SANADEEDKII SHANAAD JAALIYADDA PUNLAND OO MAANTA KADHACAY OSLO. Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen jaalliyada guud ee Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 18 may 2012 ka dhacay caasimada Oslo ee dalka norway. ...
Read full storyWafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo u ambabaxay Adis Ababa. Sawiro Daawo
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo u ambabaxay Adis Ababa. Muqdisho, Axad, 20, May, 2012———- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Aadan-cadde International ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda...
Read full storyMaraykanka oo sheegay in uusan Ogolaan doonin in Soomaaliya looqaybiyo dhulal leh 37 Madaxweyne, mana ogolaanayo in Somaliland ka go’do Soomaaliya….
Itoobiya oo sheegtay in ay ku guulaysatey hawlgalkeedii Soomaaliya… - Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose - Diyaarada Turkiga oo Arbacadii iyo Jimcadii ka soo degi weydey Garoonka Muqdisho hawada oo xumaatay awgeed - Itoobiya oo lagu qabanayo kulan looga hadlayo Dastuurka...
Read full storyTahniyad aroos oo farxad badan
Magacyada arooska maxamed axmed diirshe maxamed sharaf iyo zeynab cabdulqaadir cabdi waxa ay isku arooseen Meesha arooska magaalada narobi ee dalka Kenya Waxaa halkaan tahniyada ka diraayo Abo axmed dirshe roble Hooyo amino abdi ali Edo daruuro dirshe roble...
Read full storyMadaxweynaha DFKMG oo gaarey Dalka Burunddi Berrina ku Fool leh Adis-Ababa si uu uga qabgalo Shir lagu soo Af Jarayo..
Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo maalmihii u dambeeyay Booqasho ku kala bixinayay dalal Caalamka ah ayaa soo gaaray Dalka Burunddi.Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa markii ay soo gareen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bujunbuura waxaa halkaa si diiran...
Read full story


