Warning: session_start(): open(/opt/alt/php73/var/lib/php/session/sess_615a8abeda65267c6bf3da1b3dc3b242, O_RDWR) failed: Disk quota exceeded (122) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5

Warning: session_start(): Failed to read session data: files (path: /opt/alt/php73/var/lib/php/session) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5
20-gaari oo ay dhaceen ciidamada Ethiopia Ee degmada Dooloow ee gobolka Gedo. | Somaale.com
Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 807

Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 810
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

20-gaari oo ay dhaceen ciidamada Ethiopia Ee degmada Dooloow ee gobolka Gedo.

20-gaari oo ay dhaceen ciidamada Ethiopia Ee degmada Dooloow ee gobolka Gedo.

20-gaari oo ay dhaceen ciidamada  Ethiopia Ee degmada Dooloow ee gobolka Gedo.
February 18
15:11 2012

 

Wararka ka imaananaya degmada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Ethiopia saacadihii lasoo dhaafay 15-gaari oo kuwa Xamuulka ah ay ka qafaasheen degmada Dooloow kuwaasi oo la sheegay inay u dhaqaaqeen dhinaca degmada Dooloow Ethiopia. 

Goobjoogayaal ku sugan degmada Dooloow ee Soomaliya ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamada Ethiopia gaadiidka ay u qafaasheen inay doonayaan inay kusoo raraan Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG ah iyo kuwa Ethiopia kuwaasi oo howlgallo ka fulin raba deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Al Shabaab. 

Qaar ka mid ah Darawalada gaadiidkaasi oo la hadlay saxaafada ayaa waxa ay shegeen in mar qura ay ka war heleen Saraakiil Soomaali ah iyo Ciidamo Ethiopian ah oo ka xaysanaya gawaaridaasi. 

Xiriiro aanu la sameynay Saraakiisha Ciidamada dowladda way inoo suuro gali waysay inaan qadka Taleefonka ku haleelno, hase ahaatee dhaq dhaqaq Ciidan ayaa lagu soo waramayaa inay ka jiraan deegaano hoostaga degmada Luuq ee gobolka Gedo kuwaasi oo ay sameynayaan Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ah.

 


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT