Abdulkadir Farah Dulyar oo xalay la gudoonsiiyay Abaalmarin uu ku muteystay Xaafiiskii ugu wanaagsanaa Hctv oo xalay loo aqoonsaday Hctv Moqdisho.

Suxufiga Ruug cadaag ah,#Maxamed #Abdi #Duale, oo xalay gudoonsiiyay Abaalmarin uu muteystay Xaafiiskii ugu wanaagsanaa Hctv oo xalay loo aqoonsaday Hctv Moqdisho.
Sidoo kale waxaa Habeenkii xalay ahaa uu gudoon siiyay Gudoomiyaha Hctv Md #Farhan #Xaji Abaal marin labaad oo u ku muteystay Maamulka iyo sare u qaadista Xaafiiska Muqdisho.
Abaal marinada ka sokow,waxaa habeenkii xalay ahaa meesha isku bartay suxufiyiin muda dheer shaqa wadaag ahaa,oo iska yaqaanay shaashadda Hctv, balse markii ugu horeysay xalay ku kulmay goob qudha, kaftan iyo farxadna wada wadaagay,
Abdulkadir Farah Dulyar Waxaan howshaa uga mahad celinayaa dhamaan maamulka sare ee Hctv , Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa Maamulka iyo Shaqaalaha Hctv Muqdisho oo iyaguna suurta galiayay Guusha uu Xaafiiska Muqdisho Xalay ka soo hooyay Munaasabada looguna aqoonsaday xaafiiska ugu wanaagsanaa Hctv sanadkii 2016-kii.,
Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa dhamaan sxbadeyda hctv iyo kuwa Muqdisho ee iyaguna Habeenkii xalay ahaa ku guuleystay Abaal marinada sanadka 2016-kii.
Abdulkadir Farah Dulyar waa nin dhalinyaro ah lehna musaqbal ifaya oo saxaafadeed eray biixin wanaagsan ha abuur waxa u aad ugu fiicanyahay wareeysiyada iyo maamulka waana nin dadaal iyo dhawrsanaan badan, mar kalle waxaan leeyahay hanbalyo saxiib qaaliya, Abdulkadir Farah Dulyar