Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Aden Madoobe Waxaana uu ugu baaqay in ay doortaan guddoomiye hoggaamin kara Baarlamaanka, waxna qaban kara.

April 18
00:09 2018

Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Aadan Madoobe” oo ka mid ah Musharraxiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha koobaad ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in fursad taariikhi ah ay hortaalo Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaana uu ugu baaqay in ay doortaan guddoomiye hoggaamin kara Baarlamaanka, waxna qaban kara.

Sidoo kale Musharrax Aadan Madoobe oo horay u soo noqday guddoomiyaha BFS, xilligii KMG ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ka codsaday in ay siiyaan codkooda.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT