Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Al-Shabaab oo ka baxsatay Jowhar

Al-Shabaab oo ka baxsatay Jowhar

September 21
22:47 2012

Maleeshiyada al-Shabaab ayaa saaka aroorti isaga baxday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in saldhigyada maleeshiyada ay ku lahaayeen magaalada ay haawanayaan, isla markaana la arkayay maleeshiyaad gaadiid saaran oo ku sii jeedda dhinaca gobolka Hiiraan.

Wararka ay Bar-kulan ka heleyso gobolka ayaa sheegaya in maleeshiyada ay magaalada ka baxeen iyadoon iska hor imaad dhicin. Ciidamada dowladda federaal-ka ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa jooga meel 2 kiilo mitir u jirta magaalada Jowhar.

Ciidamada oo saaka howlgal kula wareegay deegaanka Qalimoow ayaa la soo sheegayaa inay baaritaanno ka wadaan halkaasi.

Al-Shabaab waxay Jowhar qabsatay sanadkii 2009, xilligaa oo ay eryeen maamulkii Macallin Daahir Calasow oo ka tirsanaa maxkamadihii Islaamka ee Soomaaliya, isla markaana

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT