Warning: session_start(): open(/opt/alt/php73/var/lib/php/session/sess_90d3c0f09edc8963e5087389d2f48092, O_RDWR) failed: Disk quota exceeded (122) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5

Warning: session_start(): Failed to read session data: files (path: /opt/alt/php73/var/lib/php/session) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5
Arday ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho | Somaale.com
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Arday ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho

Arday ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho

August 05
02:13 2012

Arday ku sugan gobolka Mudug
Labo arday ayaa ku dhimatay qarax saaka ka dhacay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir.
Qaraxa oo ka dhacay agagaarka suuqa Dayax ayaa galaaftay nolosha labo wiil oo arday ah, kuwaasoo u socday iskuul, sida ay Bar-kulan u xaqiijiyeen dadka deegaanka ah.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miino lagu aasay waddada hareeraheeda.
Goob-joogayaal ayaa Bar-kulan u sheegay in meydadka ardayda ay weli yaallaan goobta uu qaraxa ka dhacay.
Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada dowladda KMG ah ee ku sugan halka uu qaraxa ka dhacay, mana jirto cid sheegatay mas’uuliyaddiisa.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT