Baarlamaanka oo Labo Garab ku tagay Shirkii Baarlamaanada IGAD ee Jabuuti
January 08
21:29
2012
laba garab oo ay kalla hogaaminayaan gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka somaaliya mudane muudeey iyo xubnihii sheegay in ay xilka ka qaadeen gudoomiye shariif ayaa hada jooga magaalada jabuuti.
maxamed aadan oo ka mid ah ragii sheegtay in ay xilkii k aqaadeen shariif ayaa isna jooga jabuuti kursiga soomaaliya waxaa ku fariistay muudeey taas oo soo afjareeysa khilaafka gudoonka baarlamaanka,
Drs Faadumo ada Cali ayaa loo doortay kursigii soomaaliya ee gudiga fulinta ee IGAD taas oo muujineysa in wali ay aqoonsanyihiin IGAD shariif xasan