Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Banaanbax Ka Dhan ah Kenya oo Muqdisho ka Dhacay

Banaanbax Ka Dhan ah Kenya oo Muqdisho ka Dhacay

Banaanbax Ka Dhan ah Kenya oo Muqdisho ka Dhacay
September 21
15:31 2016

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ku banaan baxay boqolaal qof oo u badan dumar si ey taageero ugu muujiyaan dadaalka dowladda Soomaaliya ee ku aadan muranka dhinaca badda ee kala dhaxeeya Kenya.

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa dacwad ay maalintii saddexaad uga socotaa maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee magaalada Hague ee dalka Holland.

Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maamulkiisu uu soo qaban qaabiyay banaan baxan ayaa dibad baxayaasha u sheegay in Soomaaliya aysan ka tanasuli doonin taako ka mid ah dhulkeeda badda iyo berigba.banaabax

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT