Warning: session_start(): open(/opt/alt/php73/var/lib/php/session/sess_61f568a3536e5735c311a074b92fce5f, O_RDWR) failed: Disk quota exceeded (122) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5

Warning: session_start(): Failed to read session data: files (path: /opt/alt/php73/var/lib/php/session) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5
Bartamaha Kismaayo oo Qof Rayid ah lagu diley | Somaale.com
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Bartamaha Kismaayo oo Qof Rayid ah lagu diley

Bartamaha Kismaayo oo Qof Rayid ah lagu diley

November 30
14:49 2012

Wararka ka imaanaya magaalo xeebeedka kismaayo ayaa sheegayaan in Ciidamo ka tirsan ururka raaskanbooni ay qof rayid ah ku toogteyn bartamaha Suuqa Weyn Ee magalaada kismaayo.

Ninka la toogtey ayaa la sheegey inuu ahaa dhalinyarada cayaarta Kubada Cagta Isla markaana uu ka shaqeenaayey Dukaan ku Yaalo Suuqa Wey nee Magaalada Kismaayo.

Maleeshiyada uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa lagu soo waramayaa in ninkaasi ay ku dhufteyn ilaa 5 xabadood isla markaana ay armeyn in aan la qaadin karin meyda ninkaasi.

Ninka la toogtey oo magaciisa lagu soo koobey Maxamed Axmed ayaa la sheegey ilaa iyo hada inuu Yaalo Halkii lagu toogtey maleeshiyada Raaskanbooni ayaa sheegey in ninkaasi uu ahaa alshabaab in mudo ahna ay ku raadjoogeyn Balse ma jiro warar ka madax banaan oo sheegaya in ninka la diley uu ahaa Alshabaab.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

admin

admin

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT