Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Cammaara iyo Bacaadweyne oo Dagaal Culus oo dad ku dhintay ka dhacay

Cammaara iyo Bacaadweyne oo Dagaal Culus oo dad ku dhintay ka dhacay

Cammaara iyo Bacaadweyne oo Dagaal Culus oo dad ku dhintay  ka dhacay
November 30
15:57 2011

In Ka badan Afar iyo toban qof ayaa ku geeriyootay 30 kalena way ku dhaawacmeen dagaallo culus oo maanta oo dhan ka soconayay deegaanno miyi ah oo u dhaxeeya Cammaara iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. dagaalkaan oo mudooyinkii ugu danbeeyay ka socday Degeenadaas ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 200 oo ay ka mid yihiin Dumar iyo Caroor iyadoo sioo kalana ay galaafteen dhaqaalle xoolo iyo dhul beereed,

dagaalka maanta waxa uu ka danbeyay markii xoolo la kalla dhacay maalinkii daraad laakiin xoolahaas la isku celiyay xoolaha la kalla dhacay waxa y kor u dhaafayeen ilaa kun neef ilaa iyo hada ma jirto wax waan waan ah oo ka dhax socota beelaha halkaas ku dagaalamaya mar walbana waa dhici karaa dagaalku,

mara badan ayaa la isku daya in dagaalka la joojiyo walise laguma guuleysan joojinta dagaalkaas xaalad bini aadanimo oo aad u xun ayaa ka jirta dageenka dhinaca daawada iyo raashinkuba waa gabaabsi ma lahan isbitaalo lagu daweeyo dhaawaca taas oo xaalka ka sii dhigeysa mid xun wali dooowlada soomaaliya kama hadlin dagaalkaas mudada socday

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT