Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Af somali

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qarammada Midoobay ee New York. Yusuf Garaad oo ku lamo laleh danjirayaasha dalalka Adduunka u fadhiya Qarammada Midoobay

    Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qarammada Midoobay ee New York. Yusuf Garaad oo ku lamo laleh danjirayaasha dalalka Adduunka u fadhiya Qarammada Midoobay

Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-moon ayaa xafiiskiisa uga  guddoomaya Waraaqda Aqoonsiga Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qarammada Midoobay ee New York.   Iyada oo uu wado kulammada danjirayaasha

Read Full Article

New York oo Qarax dad badan ku dhaawacmeen oo ka dhacay

    New York oo Qarax dad badan ku dhaawacmeen oo ka dhacay

Ugu yaraan 29 ruux ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo waxa sababay qaraxa. Qaraxa ayaa ka

0 comment Read Full Article

Turkiga oo Dib u billaabay Lacagtii uu Bilkasta siin jiray Dowladda Federaalka Soomaaliya

War kasoo baxay Dowlada Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo bilaabay dhaqaalaha ay siin jirtay Dowlada Federaalka Somnalia, oo aan la bixin 10 bilood. Warkaani ayaa waxaa sheegay

Read Full Article

Magacaabida.Amina Muse Ee Tv Qaranka Tilaabo Horumar Leh

Ahmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca) Amina Muuse Wehliye Cadoow.oo ah Wariye Rug Cadaa ah mudo 20 sano ka badana ku soo jirtay hoowlaha saxaafada mid caalami iyo tan soomaalidaba ayaa dhawaan loo

Read Full Article

Xagee Ku Danbeeyay Dr. Cali Khaliif Gallaydh Wuxuu yiri Adeer "Hadaadan sidaa aan kuu sheegayo aadan raali ka ahayn telefonka waan dhigayaa".

Cali Khaliif Gallaydh waa Raiisul Wasaarihii ee Soomaaliya 2000 ilaa 2001 Wararka ka imanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo

Read Full Article

Xamar Lagaama Xigo (Inqaasta Yusuf-Garaad) – QEYBTA LABAAD

Yaa Muqdisho gaarsiiyay horumarka aan ku soo sheegnay Qeybta Koowaad ee Qormadan? Jawaabtu waa sahal. Soomaali oo dhan ayaa kalsoonidooda,

Read Full Article

Warar Maqal Iyo Muuqaal ah Daawo Dhageeyso

Read Full Article

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Bakaaraha

Hal qof ayaa ku dhintay saddex qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo galabta ka dhacay agagaarka

Read Full Article

Beesha Yusuf Daarood oo cambaareysay cadaalada darada ka jirta maamulka Faroole

Shir uga socdey gudaha iyo dibada waxgaradka, siyaasiyiinta, aqoonyahanada, culumaa’udiinka, haweenka iyo dhalinyarada beesha Yusuf Daarood ”Awrtable” oo ka mid

0 comment Read Full Article

Gabar Somali ah oo lagu xiray Nashville,Tanasee (Video).

Nashville,TN:-Booliiska magaalda Nashville ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay xabsiga dhigeen haweeney Soomaali ah oo ku nool magaaladaas ka dib markii ay haweeneydaas lagu soo eedeeye isku day

0 comment Read Full Article

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT