Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Africa

Magacaabida.Amina Muse Ee Tv Qaranka Tilaabo Horumar Leh

Ahmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca) Amina Muuse Wehliye Cadoow.oo ah Wariye Rug Cadaa ah mudo 20 sano ka badana ku soo jirtay hoowlaha saxaafada mid caalami iyo tan soomaalidaba ayaa dhawaan loo

Read Full Article

Xagee Ku Danbeeyay Dr. Cali Khaliif Gallaydh Wuxuu yiri Adeer "Hadaadan sidaa aan kuu sheegayo aadan raali ka ahayn telefonka waan dhigayaa".

Cali Khaliif Gallaydh waa Raiisul Wasaarihii ee Soomaaliya 2000 ilaa 2001 Wararka ka imanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka socda Somaliland ay saaka waaberigii galeen tuulada Saax-Dheer oo

Read Full Article

Xamar Lagaama Xigo (Inqaasta Yusuf-Garaad) – QEYBTA LABAAD

Yaa Muqdisho gaarsiiyay horumarka aan ku soo sheegnay Qeybta Koowaad ee Qormadan? Jawaabtu waa sahal. Soomaali oo dhan ayaa kalsoonidooda, maalkooda, maskaxdooda iyo muruqooda geliyay. Waxay ka dhigteen raasamaalka mustaqbalkooda.

Read Full Article

Somali Independence Day 2013 Salt Lake City, Utah USA

http://www.flickr.com/photos/98281050@N03/ Somali Independence Day Utah 2013 batar1 Somali Independence Day Utah 2013 batar1 Somali Independence Day Utah 2013 batar1 Somali Independence Day Utah 2013 batar1 Somali Independence Day Utah 2013

Read Full Article

Kulan lagu taageerayo doorka dowlada ee Jubbooyinka oo Ohio ka dhacay.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada gaar aahaan jaaliyada Jubbaland ee gobolka ohio ayaa

Read Full Article

Karima Ayaan shire Jaamac I believe in democracy and I am convinced that no-one can escape the impact of it spirit which is sweeping in Africa and Middle East. The brave men and women and their support in their new leadership will help this great nation, Somalia.

Ladies and Gentleman Brothers and Sisters. Read my Speech… and tell me what you think PLEASE…….!! I am very honored,

Read Full Article

Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya uu yahay Xasan Shiikh Maxamuud kadib markii uu ku guuleeystay tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Xasan Shiikh Maxamuud waxa uu ka mid ahaa raggii wax weyn ka qabtay waxbarashada Soomaaliya sanadihii dagaalku socday Guddiga doorashada

0 comment Read Full Article

Daawo Khudbadihii Yusuf Garaad Farmaajo Sh Shariif Gaas Samatar

Daawo Khudabadii Samatar Daawo Khudbadii Gaas UDBADII MUSHARAX SH SHARIIF SH AXMED 07 09 2012     somalichannel Subscribe 1,842

Read Full Article

Dr Farmaajo,Dr Caddow Dr Baadiyoow,Dr Cali Khaliif oo Dood loo Qabtay Dhageyso

Qaar ma kid ah musharrixiinta xilka madaxweynenimo iyo wleiba baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay dood ay u qabatay idaacadda VOA

0 comment Read Full Article

Ra'isulwasaraha wadanka Ethiopia Meles Zenawi oo geriyooday…

Meles Zenawi  oo mudo ku xanuusanaa wadanka biljamka ayaa geeriyooday Meles Zenawi  waxa uu xoog milatari ku qabsaday xukunka itoobiya 1991 Meles Zenawi  waxaa jiradiisa la ogaaday markii uusan ka

0 comment Read Full Article

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT