Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Ceel Biyood Markii U Horeysay Laga Hirgaliyay Degmada Bacaadweyne Ee Gobalka Mudug “Sawirro”

Ceel Biyood Markii U Horeysay Laga Hirgaliyay Degmada Bacaadweyne Ee Gobalka Mudug “Sawirro”

December 23
06:50 2013

Degmada bacaadweyne ee gobalka Mudug oo ka tirsan  magaalooyinka ku yaala gobalka Mudug oo bulshada ku nool cabashooyin ka muujinayeen xaalado biyo yari Maadaama
dadka halkaasi ku dhaqan ay yihiin xoolo dhaqato iyo Beeralay ayaa waxaa markii u horaysay si rasmi ah looga hirgaliyay Ceel biyood .

Ceelkaan oo ah mid hirgalintiisa ay iska kaashanayeen Hay”adda G.S.A Iyo hay”aado kale oo caalamiya ayaa laga qoday meel magaalada Bacaadweyne u jirta qiyaas ahaan ilaa iyo 14Km

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo dhaqanka Dowlad Gobaleedka Galmudug Cali Maxamed Xasan (Cali Dalmar) oo isagu Gaaray halka laga qoday ceelbiyoodkaan ayaa uga mahad Hay”adda G.S.A howshaan ay ka qabatay dagmada bacaadweyne oo uu xusay in Ay tahay mid wax weyn ka tari doonta baahida dhinaca biyaha ee Halkaasi ka taagneyd

Cali Dalmar ayaa dhinaca kalana ka codsaday masuuliyiintii ka socatay Hay”adda G.S.A ee iyagu ku sugnaa halkaasi in ay kala shaqeeyaan Sidii biyo galin loogu sameeyn lahaa maadaama ceelka laga qoday meel Magaalada ka durugsan si biyaha loo gaarsiiyo gudaha dagmada Bacaadweyne

Si kastaba ha ahaatee ceel biyoodkaan oo qodistiisu ka socatay muddo Dhowr asbuuc ah duleedka dhanka bari ee dagmada bacaad Weyne  ayaa maanta la soo gaba gabeeyayWASIIRKA-WARFAAFINTA-GALMDUGvlcsnap-2013-12-23-13h42m08s220 vlcsnap-2013-12-23-13h42m28s202 vlcsnap-2013-12-23-13h44m16s240 vlcsnap-2013-12-23-13h44m45s21 WASIIRKA-WARFAAFINTA-GALMDUG

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT