Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Ciidamada Doowlada Ee Beeydhabo oo la qarxiyay

Ciidamada Doowlada Ee Beeydhabo oo la qarxiyay

Ciidamada Doowlada Ee Beeydhabo oo la qarxiyay
March 05
13:50 2012

Dad goobjoogayaal ah ayaa u sheegay saxaafada in qaraxa lala eegtay gaari ay wateen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo marayay Jid loo yaqaano Gacan Libaax oo ka tirsan Magaaladaasi, waxaana la tilmaamay in gaariga uu burbur soo gaaray islamarkaana la arkayay labo askari oo dhaawac ah.

Wararku ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxaasi uu ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo aan si cad loo ogeyn, waxaana la tilmaamay in Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay rasaas xoogan dhinacyada u fureen islamarkaana ay xireen wadadii qaraxa lagula eegtay.

Dadka deegaanka ayaa cabsi soo wajahay, waxaana la sheegay in xaaladda ay wali kacsantahay islamarkaana ciidamada dowladda Soomaaliya halkaasi ay ka wadaan howlgallo baaritaano oo lagu baadi goobayo dadka ka dambeeyay qaraxaasi.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT