Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Ciidanka Ethiopia ayaa galabta si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud.

Ciidanka Ethiopia ayaa galabta si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud.

March 26
09:47 2012

ciidamada Ethiopia iyo kuwa Ahlu Sunna ayaa si dagaal la’aan ah kula wareegay gacan ku heynta degmada Ceel-buur halkaasi oo aheeyd degmadii ay ugu xooga badnaayeen Al Shabaab ee gobolka Galgaduud.

 

Sheekh Axmed ( Ilkacasse) oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga Fulinta Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa saxaafada u sheegay in ciidamada Ahlu Sunna haatan ay ku suganyihiin degmadaasi , islamarkaana ay si buuxda gacanta ugu dhigeen halkaasi.

 

Ciidamada Ethiopia  ayaa la sheegay in ay fariisimo ka sameysteen banaanka degmada, waxaana gudaha degmada durba howlgalo ka bilaabay ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

 

Ilaa iyo hadda lama oga halka ay ku dambeeyeen ciidamadii iyo maamulkii Al Shabaab ee degmadaasi gacanta ku hayay, iyadoo dhinaca kalana uusan jirin wax war ah oo ka soo baxay masuuliyiinta xarakada Al Shabaab.

 

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT