Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Ciidanka Kenya Kismaayo ayay u socdaan

Ciidanka Kenya Kismaayo ayay u socdaan

June 04
11:36 2012
Kenya troops in SomaliaCiidanka Kenya ee Soomaaliya jooga

Wasiirka gaashandhiga Kenya, Yusuf Haji, ayaa sheegay in ciidammada Kenya ee imminka ku biiray kuwa Midowga Afrika, AMISOM, iyo ciidammada Soomaaliya ay al Shabab kala wareegi doonaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.
Yusuf haji wuxuu sheegay in ay Kismayana uga sii gudbi doonaan meelo kale.

Wasiirka difaaca ee Kenya oo BBCdu waraysatay waxaa uu beeniyey in waqtiga dheer ee ay ku qaadatay joogitaanka ciidammada kenya ee Soomaaliya ay ahayd in ay Midowga Afrika ka sugayeen bixinta kharajka ciidammada Kenya, wuxuuna intas raaciyey in caalamku dareemay sida xaaladda Soomaaliya isu-bedeshay markii militriga Kenya uu galay Soomaaliya oo uu dhul ballaran kala wareegay al-Shabaab.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT