Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Dagdag Dekedda Boosaaso oo Markab siday Shidaal oo dab ku qabsaday

Dagdag Dekedda Boosaaso oo Markab siday Shidaal oo dab ku qabsaday

August 24
01:35 2012

Markab siday Shidaal ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed ayaa dab ku qabsaday Dekadda magaalada Boosaaso kay shidaal oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed kaas oo ku xirnaa Marsada Dekedda Boosaaso.

Gurmad ballaaran oo ay sameeyeen maamulka Dekedda iyo ganacstadaba ayaa markii dambe suurta gal ka dhigay in la bakhtiiyo dabka ka kacay Markaabkaasi, sidoo kalena lama sheegin cid wax ku noqotay Markabkaasi.

Lama shaacin ilaa iyo hadda sababta keentay in dabkaasi uu qabsado Markabka, laakiin waxaa socda baaritaannno la xiriira arrintaasi.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT