Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qarammada Midoobay ee New York. Yusuf Garaad oo ku lamo laleh danjirayaasha dalalka Adduunka u fadhiya Qarammada Midoobay

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qarammada Midoobay ee New York. Yusuf Garaad oo ku lamo laleh danjirayaasha dalalka Adduunka u fadhiya Qarammada Midoobay

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qarammada Midoobay ee New York. Yusuf Garaad oo ku lamo laleh danjirayaasha dalalka Adduunka u fadhiya Qarammada Midoobay
December 03
02:39 2016

Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-moon ayaa xafiiskiisa uga  guddoomaya Waraaqda Aqoonsiga Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qarammada Midoobay ee New York.

 

Iyada oo uu wado kulammada danjirayaasha dalalka Adduunka u fadhiya Qarammada Midoobay ayuu Danjiraha Ethiopia ee Qarammada Midoobay, Tekeda Alemu, uu  ku soo booqday  Xafiiska Ergada Soomaaliya ee Qarammada Midoobay si uu gu soo dhoweeyo New York.

Waxa ay isla soo qaadeen iskaashiga labada dal siiba sannadka soo socda marka ay Ethiopia ku biirto Golaha Ammaanka ee Qarmmada Midoobay.

Ethiopia waxay noqon doontaa Guddoomiyaha Golaha Ammaanka bisha September 2017.

waxaa kalle oo ay kulmeeyn Mudane Yusuf Garaad Danjiraha Djibouti ee xarunta Qarammada Midoobay, Mohamed Siad Doualeh,

Danjiraha oo aymudo badan  saaxiibahaayeen ayuu xafiiskiisa ku soo dhweeyay  oo ah mid xarunta Qarammada Midoobay ay hal waddo u dhexeyso ahna mid aad u qurux badan oo soo eegaya webiga Bari.

Kulanka  Danjiraha Djibouti wuxuu ka mid ahaa kulammo isdaba joog ah oo maalmahaan qaarna ulyusufyusuf1yusuf2yusuf3yusufa yeeshay qaarna aan hadda u ballansan ahay Danjirayaal iyo Madax kale oo ka tirsan Qarammada Midoobay halkaas oo aan ku kala qaadaneyno xog khuseysa wadashaqeynta ay Soomaaliya la leedahay dalalka ay wakiilka ka yihiin Danjirayaashu iyo laamaha Qarammada Midoobay

Waxay ahaayeen kulammo yiddiilo leh oo ay ka muuqato sida loo daneynayo Soomaaliya xilligan muhiimka ah.

 

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT