Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Dhuxulow: Qurbo-joogta Soomaalida waxay laf-dhabar u yihiin dib u dhiska dalka

Dhuxulow: Qurbo-joogta Soomaalida waxay laf-dhabar u yihiin dib u dhiska dalka

October 09
19:16 2014

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Mustaf Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in qurbo-joogta Soomaalida ay laf-dhabar u yihiin dib u dhiska dalkooda.

Wasiirka oo booqday qeybo ka mid ah dalka Mareykanka ayaa uga mahad-celiyay dowladda Mareykanka iyo Soomaalida ku nool Mareykanka ka go’naanshahooda inay ka qeyb-qaataan dib u dhiska Soomaaliya.

Dhuxulow ayaa la kulmay saraakiil ka tirsan waaxda arrimaha dibadda iyo hay’ado kale oo ka tirsan dowladda Mareykanka, wuxuuna booqashadiisa ku tilmaamay mid lagu horumarinayay xiriirka adag ee ka dhaxeeya labada dal ee Mareykanka iyo Soomaaliya, iyo si gaar ah horumarinta warbaahinta Soomaaliya.

Wasiirka ayaa mar uu booqday Minnesota iyo Ohio wuxuu la kulmay Soomaalida gobolladaas ku nool, wuxuuna ku farxay sida weyn ee goobahaas loogu soo dhoweeyay asaga iyo wafdigiisa.Dhuxulow-III

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT