Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Doowada Puntland iyo Mucaaradka oo is Eedeeyey Dhageyso Wareysiyo

Doowada Puntland iyo Mucaaradka oo is Eedeeyey Dhageyso Wareysiyo

July 16
00:58 2013

<iframe width=”420″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/j5KX6i7kQTY” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Ururada siyaasadda ee Puntland ayaa ka hadlay dib u dhigistii lagu sameeyey doorashooyinkii Golayaash Deegaanka oo lagu waday inay maanta ka dhacaan Puntland balse uu dib u dhigay madaxweynaha Puntland Cabdiraxmana Maxamed Faroole kadib qalalaasihii ka dhacay magaalada Qardho shalay oo ay ku dhinteen afarqof.

photo_1373814477321-1-HD

Saciid Faarax Maxamed (Saciid Sanweyne) oo  ah Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDAD oo Ka mid ahaa Ururada Siyaasadda Puntland ee Qorsheynayay in uu ka qaybgalo Dorashooyinkii Deeganka, ayaa sheegay in qorsha-xumo siyaasadeed oo dhanka xukuumadda ka yimid uu keenay in lagu guuldaraysto sii wedista nidaamka xisbiyada badan ee Puntland.

http://youtu.be/j5KX6i7kQTY

Dhinaca kalena waxaa  eedeymahaasi waxaa si kulul u beeniyey Maxamuud Caydiid Dirir, Wasiirka Warfaafinta Puntland. Wareysiyada labada mas’uul halkan hoose ka dhageyso.

http://www.youtube.com/watch?v=j5KX6i7kQTY

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT