Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Faah Faahin Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

Faah Faahin Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

Faah Faahin Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan
January 09
20:32 2018

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ciidamada Itoobiya oo ka dhacay G/ Hiiraan.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay weerar dhaba gal ah ku qaadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo ka soo ambabaxay deegaanka Feer feer ee Gobolkaasi Hiiraan.

Ma cadda khasaaraha dhabta ah ee Ciidamada Dowladda Itoobiya ka soo gaaray weerarkaasi.

Maamulka Gobolka Hiiraan oo aan la xariirnay ayaa ka gaabsaday in ay faah faahin ka bixiyaan dagaalkaasi.

Sidoo kale ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo Al Shabaab ay ka soo saareen dagaalkaasi.

Balse inta badan Al Shabaab ayaa weeraro dhaba gal ah ku qaada Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda, xilliyada ay isaga kala gooshayaan G/ Hiiraan.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT