Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Faah Faahin: Madaafiic lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya.

Faah Faahin: Madaafiic lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya.

Faah Faahin: Madaafiic lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya.
March 30
12:17 2017

War goor-dhow nasoo gaarey ayaa sheegaya in dhowr hoobiye ay ku dhaceen nawaaxiga Madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo aan la ogeyn halka laga soo tuurey.

Goob-joogiyaal ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in tiro madaafiic ah ay ku dhaceen meel ku dhaw Villa Somalia.

Wararka ayaa sheegay in dhowr hoobiye ay ku dhaceen gudaha Madaxtooya.

Waxaana la sheegay in 2 qof ay oo rayid ah ay ku dhaawacmeen  iyadoona Ciidamada Ammaanka weeraradaasi Madaafiicda ah kadib billaabeen baaritaanno xoogan.

Ma jirto cid sheegtaya Masuuliyadda weeraradaasi Madaafiicda ah iyadoo Al Shabaab horay weeraro nuucaani ah ay Masuuliyadooda dusha ugu riteen.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT