Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Hay'adda Culumida oo Diiday Dastuurka la Ansixiyay

Hay'adda Culumida oo Diiday Dastuurka la Ansixiyay

August 03
01:35 2012

hay’adda culumada Soomaaliya ayaa sheegtay inaanay ku qanacsanayn dastuurka cusub ee shalay la ansixiyay.
Sheekh Bashiir Axmed Salaad, madaxa hay’adda ayaa Saxaafada u sheegay inuu sida dastuurka lagu bilaabay ay markii horeba khaldanayd.
Dhinaca kale wuxuu welwel ka muujiyay baarlamaanka cusub oo uu sheegay inaysa yeelan doonin aqoontii ay ku sixi lahaayee khaladaad uu sheegay inayku jiraan dastuurka la ansixiyay.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT