Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Kooxo hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku diley Guddoomiye Ku xigeenkii degmada Yaaqshiid ee magaaladaas

Kooxo hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku diley Guddoomiye Ku xigeenkii degmada Yaaqshiid ee magaaladaas

July 17
16:12 2013

Marxuumadda la diley oo magaceeda la yiraahdo Raxmo Daahir Siyaad ayaa waxaa la diley xilli ay ku sii jeeddey gurigeeda, iyadoo ka soo baxdey xarunta degmada.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cusmaan oo dilka mas’uulkaasi u  xaqiijiyey VOA ayaa sheegey in afar qof oo la tuhunsan yahay la qabtey, isla markaana ay socdaan baaritaano.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT