Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Ku-xigeenkii garyaqaanka guud ee dowladda Soomaaliy oo muqdisho lagu dilay

Ku-xigeenkii garyaqaanka guud ee dowladda Soomaaliy oo muqdisho lagu dilay

April 25
23:50 2013

Ku-xigeenkii garyaqaanka guud ee dowladda Soomaaliya ayaa caawa rag hubeysan waxay ku dileen hoteel Ramadaan oo ku yaalla waqooyiga magaalada Muqdisho.

Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Axmed Cabdinuur ayaa la sheegay in raggii dilay ay baxsadeen.

Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda dilka iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ka hadashay.

Garyaqaanka guud ee dowladda wuxuu leeyahay dhowr ku-xigeen.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT