Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Lacag kale oo Bank-ga Dhexe ee Soomaaliya lagala baxay

 Breaking News

Lacag kale oo Bank-ga Dhexe ee Soomaaliya lagala baxay

Lacag kale oo Bank-ga Dhexe ee Soomaaliya lagala baxay
September 19
18:51 2016

-Dr Mukhtaar Nuur Abuukar Garsooraha Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta Wariyayaasha kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lacag laga lunsaday lagana Musuqmaasuqay Laanta Bank-ga Dhexe  Soomaaliya uu ku leeyahay Dekedda Weyn ee Muqdisho.

Sidoo kale Garsooraha Maxkamadda Gobolka Banaadir aya xusay in 204 kun oo dollar lagala baxay Bank-ga Dhexe ee Soomaaliya Laanta uu ku leeyahay Dekedda  Magaalada Muqdisho.

Waxaana Xatooyadaas uu dusha uga tuuray Garsoore Dr Mukhtaar Nuur Abuukar Agaasimaha laantaasi Bank-ga dhexe  ee Dekedda Cabdi Maxamed Abuukar kaas oo ay heyb ahan isku dhow yihiin Guddoomiye  ku xigeenka Bank-ga Dhexe ee Soomaaliya Maryan Macallin taas oo uu sheegay in ay ka soo hor jeesatay in la soo  xiro Agaasimaha lagu eedeeyay dhaca.

Dhawaan ayey ahayd markii Dhac baahsan lagula kacay Xarunta weyn ee Bank-ga Dhexe ee Soomaaliya oo lagala baxay lagacab ka badan Nus Malyuun Dollar.bankiga-696x522


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT