Warning: session_start(): open(/opt/alt/php73/var/lib/php/session/sess_b81d514c9abfad155f567501fdc4b57f, O_RDWR) failed: Disk quota exceeded (122) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5

Warning: session_start(): Failed to read session data: files (path: /opt/alt/php73/var/lib/php/session) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5
Maamulka Khaatumo oo Doortay 3 Madaxweyne iyo 6 wasiir isla gartay Gole Baarlamaan | Somaale.com
Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 807

Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 810
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Maamulka Khaatumo oo Doortay 3 Madaxweyne iyo 6 wasiir isla gartay Gole Baarlamaan

Maamulka Khaatumo oo Doortay 3 Madaxweyne iyo 6 wasiir isla gartay Gole Baarlamaan

Maamulka Khaatumo oo Doortay 3 Madaxweyne iyo 6 wasiir isla gartay Gole Baarlamaan
January 19
13:59 2012

Maamulka Cusub ee Khaatumo ayaa sheegay in 3 madaxweyne iyo 6 wasiir ay xilka qaban doonaan kuwaas oo sanad iyo bar wada shaqeyn doona sidoo kalle waxaa maamulkaasi yeelan doonaa Gole Baarlamaan oo Ka Kooban 47 Xubnood.

Xubnahaas ayaa loo qeybsan Doonaa Sida Dhulbahante 27 Fiqishini 3 Gabooyo 2 Jaaliyada Dibada 9 Dumarka 6 Xubnood durba waxaa soo baxaya Hanbalyo lo dirayo maamulka cusub ee Khaatumo,

Maamulkan ayaa waxaa looga fadhiyee mideeynta reer khaatumo la xaalida maamulada ka jira hareerahooda soo celinta dhulka khaatumo oo ay kalla sheegtaan maamulada buntlan iyo soomaali land mideeynta siyaasiyiinta khaatumo, 

Horu marinta degaanka iyo ku soo dabaalida nabad iyo horumar ay gaarsiiyaan deegaanka ay matalaan waxaa kaloo looga fadhiyaa wada shaqeeyn madaxweynayaasha meertada ah iyo golaha wasiirada ee maanta lagu dhawaaqay lana dhaariyay,

Ergadii kulankaas ka hadashay ayaa ku bogaadiyya dareen farxad leh iyo cadaalad in ay ku wadaan maamulka la doortay isla markaana ay muujiyaan dareen ay ku hor mariyaan dadkooda iyo dalkooda

Tags
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT