Warning: session_start(): open(/opt/alt/php73/var/lib/php/session/sess_760de264c8cae05f978106b4de8f1e6a, O_RDWR) failed: Disk quota exceeded (122) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5

Warning: session_start(): Failed to read session data: files (path: /opt/alt/php73/var/lib/php/session) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5
Madaxweyne Jacob Zuma : "Waxaan garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed, waana la shaqeynayaa Dowladda cusub ee Soomaaliya…" | Somaale.com
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Madaxweyne Jacob Zuma : "Waxaan garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed, waana la shaqeynayaa Dowladda cusub ee Soomaaliya…"

Madaxweyne Jacob Zuma : "Waxaan garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed, waana la shaqeynayaa Dowladda cusub ee Soomaaliya…"

September 13
07:38 2012

Madaxweynaha koonfur Africa Jacob Zuma ayaa fariin hambalyo ah u soo diray madaxweynaha Somalia Prof Xasan Shiikh Max’ud , waxana ay ku muujiyeen fariintooda sida ay ay ugu faraxsanyihiin in dalka Somalia uu yeesho madaxweyne madax ka ah dowlad aan KMG aheyn.

War saxaafadeed uu soo saaray madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jacob Zuma ayaa doorashadii xasan shiikh max’ud waxa uu ku tilmaamay mid taariikhi ah isagoo QM iyo midowga africa uga mahad celiyay doorka ay ka ciyaareen qorshihii Roadmapka oo KMGnimadii somalia lagu soo afmeeray.

Madaxweyne Jacob Zuma waxa uu sheegay in dowladda koonfur africa ay garabtaagantahay shacabka soomaaliyeed oo ay la shaqeeneyso dowladdooda cusub, wuxuuna sheegay inuu rajaynayaa madaxweynaha Somalia inuu alle ku guuleeyo badbaadinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT