Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Magaalada Muqdisho oo laga dareemayo Dhaqdhaqaaqa Caleema Saarka Samawade Madaxweyne Farmaajo. Sawiro

Magaalada Muqdisho oo laga dareemayo Dhaqdhaqaaqa Caleema Saarka Samawade Madaxweyne Farmaajo. Sawiro

Magaalada Muqdisho oo laga dareemayo Dhaqdhaqaaqa Caleema Saarka  Samawade Madaxweyne Farmaajo. Sawiro
February 21
14:03 2017

Amniga Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey waxaana wadooyinka ku arkee Ciidamada Amniga qeybaheeda kala duwan oo u taagan sugitaanka Amniga Magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa u muuqato mid u diyaarsan in ay qaabisho Wufuuda Caalamiga ah ee la filaayo in ay kasoo qeyb galaan Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

Maalinta Beri ah ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho lagu Caleema Saaro Madaxweynaha Cusub ee dhawaan la doortay Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT