Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Maleeshiyaad Ka Tirsanaa Al Shabaab Oo Lagu Dilay Hiiraan

Maleeshiyaad Ka Tirsanaa Al Shabaab Oo Lagu Dilay Hiiraan

Maleeshiyaad Ka Tirsanaa Al Shabaab Oo Lagu Dilay Hiiraan
April 18
00:03 2018

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ka bilaabay deegaano badan oo hoos taga gobolka Hiiraan, iyadoo howlgaladaasi lagu dilay dagaalayahanno ka tirsanaa Al Shabaab.

Maxamed Nuur Cagajoof Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa faah faahiyay howlagalladaasi.

“Waxaan dilnay dagaalyahanno aad u badan oo tiradooda aan kuugu sheegi karo illaa 30 dagaalame, sidoo kale waxaan qabsanay deegaano horleh oo ku yaalla Hiiraan ayuu yiri” Cagajoof.

Howlgallada ayaa ka qabsoomay sida Afhayeenku sheegay Waddooyinka isku xira degmooyinka Baladweyne, Maxaas iyo Matabaan ee gobolkaasi.

Waxaana bilooyinkii ugu dambeeyey deeganada Gobolka Hiiraan ka jiray abaabul xoogan oo lagula dagaalamaayo Xarakada Al Shabaab.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT