Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Maleeshiyaadka Al Shabaab oo u janjabay Faarax macalin iyo Wasiirka Difaaca ee Kenya

Maleeshiyaadka Al Shabaab oo u janjabay Faarax macalin iyo Wasiirka Difaaca ee Kenya

Maleeshiyaadka Al Shabaab oo u janjabay Faarax macalin iyo Wasiirka Difaaca ee Kenya
December 22
01:55 2011

Wasiirka gaashaandhigga Kenya Yuusuf Xaaji iyo ku-xigeenka afhayeenka baarlamaanka Faarax Macallin ayey Shabaabka ugu hanjabeen inay beegsan doonaan haddii aysan faraha kala bixin dhaqdhaqaaqyada mileteri ee ay Kenya ka waddo gudaha dalka Soomaaliya.

laakiin faarax macalin oo hadlay ayaa sheegay in aysan waxba qaadi karin isla markaana ay ka go’antahay in aay la dagaalamaan maleeshiyaadka shabaab isla markaana ay kenya dhamaanba qabsan doonto goobaha fara ku tirska ah oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyaadku,

ma;ahan markii ugu horeeysay ee kooxda shabaab ay sameeyaan cago jugleen nuucaan oo kalle ah waxa ay u hanjabeen wadamo badan oo ku yaaala gobolka iyo shaqsiyaad siyaasiyiin aqoonyahno wariyaal iyo wax garad kalle oo badan amaanka labada mas’uul ayaa si aada lo adkeeyay ka gadaal markii ay soo baxday hanjabadani

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT