Maleeshiyaadka Al-Shabab ayaa la baxay Imaarada Islaamka ee Somalia
Maleeshiyaadka Al Shabaab ee Soomaaliya ayaa badashay magacoodii hore ee ahaa .AL SHABAAB iyaga oo ku badalay Imaarada Islaamka ee Somalia maleeshiyaadkaan ayaa ka dalbaday Culumada Soomaaliyeed in ay Taageeraan Magacaan Cusub ee ah Imaarada Islaamka ee Somalia,
Soomaaliya waxaa Ka Jira doowlada sidoo kalle waxaa ka jira Doowlada Goboleedyo iyo ururo siyaadeed waxaa kaloo ku jira in Soomaali land oo iyadu 20 sano ka hor sheegtay in ay ka goday soomaaliya magacaan ayaa siyaabo kalla duwan loo macneeyay iyago dadka siyaasada soomaaliya qiimeyaa ey ku macneeyeen jabka shabaab,
shabaab waxa ay hore ula dagaalameen culumada soomalaiyeed siyaasiyiin iyo dadka wax garadka ah ee soomaaliya hada gacanta kuma hayaan caasimada gobolada dalka oo ay ku jiran waxaa ku socdo duqeeymo