Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Maleeshiyaadka Shabaab oo Go'aan adag laga gaaray dhageyso

Maleeshiyaadka Shabaab oo Go'aan adag laga gaaray dhageyso

February 20
12:16 2013


Qaar ka tirsan culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa soo saaray go’aan diiniyan ah oo ay ku cambaaraynayaan ururka Al-Shabab oo ay ku eedeeyeen inay ku hawlan yihiin sida ay hadalka u dhigeeen “baabi’inta waxgaradka”.

Bayaan ka kooban 10 qodob ayaa culimada Al-Ictisaam waxa ay ka soo saareen magaalada Garoowe oo dhowaan lagu dilay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax “Gacamay”

Culimada ayaa dilka Shiikha ku eedeeyey ururka Al-Shabab, waxa ayna mar kale ku celiyeen baaqoodii ahaa in la qabto shirweyne looga hadlo dhibaatada lagu hayo culimada.

Warbixinta go’aanka diiniga ah ee ay culimadu ku canbaareynayaan Al-Shabaab halka hoose ka dhageyso.http://www.youtube.com/watch?v=B8R8xxDFYwI

Warbixinta Go’aanka Culimada ee Garoowe

Dhinaca kale mid ka mid ah culimada Ahlu sunna Wal-jamaaca oo lagu magacaabo Sh. C/raxmaan Sh.Muxudiin Celi, ayaa VOA u sheegay inuu soo dhaweynayo go’aanka diiniga ah ee ay culimadu ku cambaareeyeen Al-Shabaab, hase ahaatee waxa uu xusay in loo baahan yahay in si guud looga hadlo dhibaatada Al-Shabaab.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT