Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 807

Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 810
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Micnaha Guur ka.

Micnaha Guur ka.

May 06
01:28 2012

GUUR:Ma garanayo sida afka soomaaliga kusoo galay ereygani guur, laakiin waxaan marqaati ka ahay inuu yahay erey hodan ka ah murti , xaambaarsana sifo kasta oo wanaagsan oo ka turjumeysa waxa loola jeedo, aan kala qaadno, ugu horeyn ka fiki…r in ereyga Guur aad ku aragtey isagoo darbi ku qoran, maxaa niyadaada kusoo dhacaya?, waxaa kugu soo dhacaya micnaha koowaad ee ereyga uu leeyahay ee ah in meel laga guuro meel kalana loo guuro, 



maadaamaa aan reer guuraa nahay, sidaasi darteed marka ereyga loola jeedo labbo qof oo is aroostey micnaha dhabta ah wuxuu noqonayaa in noloshii hore laga guurey oo nolol cusub la galay. bal eeg baaxada micnaha uu ereygu xambaarsanyahay marka sidaasi loo fasiro. 

Wiilo Abdi


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT