Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 807

Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 810
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Qaramada Midoobay Oo Shirkado Iyo Shaqsiyaad Soomaali Ah Ka Saartay Liiska Xannibaadda

Qaramada Midoobay Oo Shirkado Iyo Shaqsiyaad Soomaali Ah Ka Saartay Liiska Xannibaadda

Qaramada Midoobay Oo Shirkado Iyo Shaqsiyaad Soomaali Ah  Ka Saartay Liiska Xannibaadda
February 22
06:05 2012

logo-united-nations-military-wallpapers-1024x768Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa  Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah.

Gudduga  golaha amaanka u qaabilsan Al-qaacida waxay go’aansadeen in ay ka saareen liiska xanibaadda ee al qaacidda shaqsiyaadka iyo shirkadaha Soomaalida, Axmed Cali Jimcaale iyo 17 shikadood oo u badan shirkadihii la isku dhihijiray Barakaad Group of Companies” ayuu qoraalku caddeynayaa in ay ka qaadeen xanibaadihii saarnaa.

Qaraarka oo wata lambarka SC/10549 ayaa caddeynaya in hantida, safarada, iyo hubka kuna cadaa qaraarka lambarkkisu ahaa 1989{2011} ee lagu soo rogay magacyada shaqsiyaad iyo shirkadaha hoos ku qorani laga qaadaay. Magacyadaas ayaa u qoran sida tan.

1 Axmed nuur Cali Jimcaale

2 Barakaad Bank of Soomaaliya

3 Albaraka Exchange  L.L.C.

4 Barakaad Telecommunication company

5 Barako Trading Company

6 Al-Barakaad

7 Al-Barakaat Bank

8 Al-Barakaad Bank of Somaliya “BBS”

9 Al-Barakaat Finace Group

10  Al-Barakaad Financial Holding. Co

11 Al-Barakaad global Telecommunications

12 Al-Barakaad Group of telecommunications

13  Al-Barakaat international

14 Al-Barakaat investments

15 Barakaat Group of Companies

16  Barakaat Red-sea of companies

17  Barakaat international companies {BICO}

18 Barakaat telecommunication company Limited.

Qaraarkan ayaa lagu sheegay in shaqiyaadka iyo shirkadaha laga saaray liiska Al-qaacida lagu gaaray Go’aan ay gaareen guddiga golaha Amaanka u qaabilsan la socoshada hantida, socdaalada iyo hubka ee ururka Al-qaacida iyadoo ay jirto taas ayaa misna qoraalka qaraarkani sheegayaa in Axmed Cali Jimcaale shaqsi ahaantu ku sii jiridoono liiska xanibaadaha ee gaarka ah ee Soomaaliyo iyo Eretria kaas oo aysan sheegin xiliga iyo goorta laga saaridoono isagana.

Kow iyo tobankii sanadood oo shirkadahaas oo miisaan weyn iyo miimaba ku lahaa guud ahaan ay xanibnayeen isla markaasna hadda ay timid in liiska xanibaada laga saaro ayaa waxaa nasiib daro ah in aas aasihii shirkadahaasi uu wili ku sii kale oo heer Gobol ah.

Wax garadka iyo dhamaan dadaweynaha Soomaaliyeed ayaa aad ugu faraxsan in ay maqlaan dhawaaqaan farxadda leh iyagoo rajeynaya in inta dhimana laga saaridoona liiska.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT