Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Qarax ka dhacay Dhagaxley

Qarax ka dhacay Dhagaxley

January 04
19:19 2013

Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacantay qarax bam oo caawa fiidkii ka dhacay xerada qaxootiga Dhagaxley oo ka mid ah xeryaha Dhadhaab ee gobolka Waqooyi-bar Kenya.

Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan Dhagaxgley ayaa Bar-kulan u sheegay in qaraxa lagu tuuray goob maqaaxi ah oo ay ku shaahayeen dad rayid ah, iyagoo xaqiijiyay in dadkii qaraxa ku dhaawacmay lagu daweynayo isbitaalka Dhagagxley.

Ciidamo ka tirsan booliska Kenya ayaa gaaray goobta ay wax ka dhaceen, iyagoo billaabay baaritaanno.

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ciidamada Kenya ay gudaha u galeen Soomaaliya waxaa dalka Kenya ku soo badanayay qaraxyada.

 

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT