Warning: session_start(): open(/opt/alt/php73/var/lib/php/session/sess_f4606df6f2d9f45c61fbaa8a95d5f029, O_RDWR) failed: Disk quota exceeded (122) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5

Warning: session_start(): Failed to read session data: files (path: /opt/alt/php73/var/lib/php/session) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia oo gaaray Dalka Sacuudiga. | Somaale.com
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia oo gaaray Dalka Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia oo gaaray Dalka Sacuudiga.

August 30
20:18 2013

somaalesaacid1

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya  Mudane Cabdi faarax Shirdoon Saacid iyo Wafdi oo Hogaaminayo  ayaa goor dhoweyd  gaaray magaalada Jidah ee Dalka Sucuudiga kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay boqortooyadda Dalkaas.

Soo dhoweyn balaaran ayuuna kala kulannay Mas’uuliyiinta dalka Sucuudi Areebiya iyo Safaaradda Soomaaliyeed ee dalkaaas aan ku leenahay.

Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa lagu wadaa in uu kulamo La qaato qaar ka tirsan madaxda Dalkaas maalinta bari ah sida uu Radio Muqdisho u sheegay Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/wali.

Waa markii ugu Horaysay uu Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) uu Safar sidan oo kale ah uu ku tago Dalka Sacuudi Ereebiya.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

admin

admin

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT