Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waan Cirib Tiri Doonaa Burcad Badeeda

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waan Cirib Tiri Doonaa Burcad Badeeda

November 13
23:33 2012

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo la Hadley warbaahinta ayaa waxa uu sheegey in qorshaha xukuumada uu yahay iney dib u habeen ku sameen doonaan Hay’adaha amaanka dowladda Soomaaliya .

Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxa uu sheegey iney dhisi doonaan hay’adaha amaanka Qaranka oo ay ugu horeeyaan Ciidamada Xooga Dalka , Ciidamada Polceka iyo kuwa nabad sugida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay nabad galyo ugu soo dabaalaan dalka oo mudada dheer ay amni xumada ka jirtey waxa uuna hoosta ka xariiqey in ciidamada ay la dagaalami doonaan Alshabaab iyo argagixisada ka dagaalamo Soomaaliya .

Ra’iisulwasaaraha Soomaalia ayaa sidoo kale waxa uu sheegey afrata sano ee soo socota ay soomalaiya ku soo celin doonaan sharaftii iyo karaamadii ay ku laheyd Caalamka iyo ururada kala duwan asagoona sheegey in afartaasi sano ay dhisi doonaan safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Wadamada Caalamka asagoona tibaaxey in dib u habeyn ku sameen doonaan safaaradahaasi .

Maalinimadii Shalay ayaa Golaha wasiirada ee uu soo magacaabey Ra’iisulwasaraha soomaaliya waxa ay xildhibaanada ku ansixiyeen xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho iyadoona ansixintaasi ay soo dhaweeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Wadamada Caalamka ee taageera Soomaaliya

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT