Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta sameeyay safarkii ugu horreeyay ee uu dibadda ku aado, isagoo gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta sameeyay safarkii ugu horreeyay ee uu dibadda ku aado, isagoo gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

April 03
05:11 2013

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta sameeyay safarkii ugu horreeyay ee uu dibadda ku aado, isagoo gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Raysul wasaaraha oo ay wehliyeen wasiirro iyo xildhibaanno waxaa garoonka diyaaradaha ee Jabuuti ku soo dhoweeyay raysul wasaaraha cusub ee dalkaas Cabdiqaadir Maxamed Kaamil.

Inta uu joogo Jabuuti, waxaa lagu wadaa inuu raysul wasaaraha wada-hadallo la qaato madaxda dalka Jabuuti.

Raysul wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu sidoo kale booqasho ku tago qaar ka mid dalalka ay ciidankooda ka joogaan Soomaaliya sida Itoobiya, Burundi iyo Kenya oo uu ka helay casuumaad rasmi ah.

Waa markii ugu horreysay oo raysul wasaaraha uu safar ku aado dalka dibaddiisa tan iyo markii xilka loo magacaabay dabayaaqada sanadkii la soo dhaafay.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT