Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Safiirka #Soomaaliya u fadhiya dalka #Yaman Mudane Cismaaciil Qaasim Naaji oo Ciidamadda Amaank #Yeman xiratay

Safiirka #Soomaaliya u fadhiya dalka #Yaman Mudane Cismaaciil Qaasim Naaji oo Ciidamadda Amaank #Yeman xiratay

August 12
12:49 2013

yemen

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkaYaman Mudane Cismaaciil Qaasim Naaji ayaa la sheegay in mudo Kooban ay Xireen Ciidmadada amaanka Yamen.

Safiirka ayaa dowladda Yaman waxeey ku edeeysay in si sharci daro ah  uugu dhexsafrayay magaalooyin ku yaalo dalkaasi,iyadoo l asheegay in safiirka markiisa hore uu ka soo baxay magaalada Cadan,islamarkaana u ku sii jeeday Magaalada Ceelqaraj,waxaana Safarka Safiirka ku welhnnayay Fanaaniin Soomaaliyeed oo qurbo joog ah xiliga la xirayay Safiirka.

Dadaal ay sameysay safaarada Soomaaliya kadib ayaa waxaa la guuleystay in la sii daayo safiirka Soomaaliya ee dalka Yamen iyo qaar ka mid ah fanaaniintii ku wehlineysay safarkisa.

Xariga Safiirka Soomaaliya ee dalka Yamen ayaa waxaa si weyn uga Xumaaday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yaman,inkastoo dadaal dheer dheer kadib safiiirka uu dib u helay xuriyadiisa.

Share

About Author

admin

admin

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT