Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 807

Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 810
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Shariif Xasan oo soo dhoweeyay digniinta loo jeediyay qaswadayaasha

Shariif Xasan oo soo dhoweeyay digniinta loo jeediyay qaswadayaasha

June 12
14:58 2012

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay digniinta ay dowladda Maraykanka u dirtay qaswadayaasha ka soo horjeeda hannaanka Roadmap-ka ee la doonayo in looga gudbo xilliga ku-meel-gaarka.

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho kaddib markuu dib ugu laabtay dalka ayaa uga mahadceliyay dowladda Maraykanka sida ay uga go’an tahay nabad ku soo celinta Soomaaliya.

Wuxuu tilmaamay in dowladda KMG ah ay raalli ka tahay la xisaabtanka cid kasta oo isku dayda in ay waxyeelleyso hannaanka dalka laga saarayo ku-meel-gaarnimada.

Dhinaca kale, guddoomiyaha baarlamaanka wuxuu beeniyay eedeyntii Bangiga adduunka ee la xiriirtay in dowladda KMG ah ay si qaldan u maamusho lacagta caalamka uu ugu deeqo Soomaaliya.

Kaaliyaha xogyahaha arrimaha dibedda ee Maraykanka Johnnie Carson oo shalay booqday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Maraykanka ay xayiraad dhanka fiisaha, safarka iyo lacagta saari doonto cid kasta oo isku dayda  in ay carqaladayso qorshe howleedka dowladda Soomaaliya.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT