Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Soomaaliya oo loo arko dalka ugu musuqmaasuqa badan adduunka

Soomaaliya oo loo arko dalka ugu musuqmaasuqa badan adduunka

December 03
05:46 2013

Soomaaliya ayaa mar kale qeybta sare uga jirta liiska dalalka ugu musuqmaasuqa badan ee caalamka, sida lagu sheegay warbixin sanadle ah oo ay soo saarto hay’adda eegta hufnaanta dhinaca maamulka ee lagu magacaabo Transparency International.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in dalalka Denmark, New Zealand iyo Finland ay noqdeen dalalka ugu musuqmaasuqa yar adduunka, halka Soomaaliya, North Korea iyo Afghanistan ay weli yihiin dalalka ugu musuqmaasuqa badan caalamka.

Dhowr jeer oo hore ayay Soomaaliya kaalinta ugu hooseysa ka gashay xagga hufnaanta maamulka.

Warbixinta oo maanta la soo saaray ayaa lagu sheegay inay heerarka laaluushka, ku xadgudubka awoodda iyo heshiisyada qarsoon weli ku badan yihiin dalal badan oo caalamka ka tirsan.DSCN6801

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT