Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Tuulada Hosungow ee Gobolka Jubbada Hoose oo Gantaalo Lala Dhacay

Tuulada Hosungow ee Gobolka Jubbada Hoose oo Gantaalo Lala Dhacay

December 20
21:17 2011

tuulada Hosungow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in shalay galab ay duqeyn halkaasi ka geeysteen dayuurado dagaal.

Dayuuradaha ayaa markii hore duqeyay meel 1-KM u jirta Tuulada, wax yar ka hor salaadii casar, hadana saacad ka dib ayey ku soo noqdeen oo ay duqeeyn u geeysteen bartamaha degmada. 11 qof oo duqeeynta ku dhimatay oo 7 ka mid ah ay caruur ahaayeen.

Afhayeen u hadlay ciidamada DKMG ah ee Somaliya ee ku sugan Degamada Dhoobleey ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyay duqeeynta ka dhacday degmada Hosungow. wali cidina ma sheegan Duqeeynta ma ahan markii ugu horeeysay oo duqeeymo nuucaas oo kalle ah laga geysto Jubooyinka ama soomaaliya waxaana duqeeymaha barbar socda wax yeelo soo gaarta shacabka

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT