Warning: session_start(): open(/opt/alt/php73/var/lib/php/session/sess_890ec60acc0735392493532b7028a6d8, O_RDWR) failed: Disk quota exceeded (122) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5

Warning: session_start(): Failed to read session data: files (path: /opt/alt/php73/var/lib/php/session) in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/functions/filters.php on line 5
Wadada Hor Marta Madaxtooyada oo loo Diiday in ay Maraan Gawaarida Xamuulka ahi | Somaale.com
Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 807

Warning: Illegal string offset 'let_facebook_pick_pic' in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/plugins/sharepress/sharepress.php on line 810
Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Wadada Hor Marta Madaxtooyada oo loo Diiday in ay Maraan Gawaarida Xamuulka ahi

Wadada Hor Marta Madaxtooyada oo loo Diiday in ay Maraan Gawaarida Xamuulka ahi

Wadada Hor Marta Madaxtooyada oo loo Diiday in ay Maraan Gawaarida Xamuulka ahi
November 08
23:43 2011

Taliska ciidamada Taraafikada ayaa sheegay in aan la aqbali Karin in magaalada ay dhex maraan gadiid aan  lahayn Taargo si loo yareeyo shilalka ka dhaca magaalada Muqdisho.

Cali Gaab ayaa hoosta ka xariiqay in gaadiidka xamuulka ah aysan marin Karin waddada  Hor marta xarunta madaxtooyada, isagoo dhanka kale digniin u jeediyay gaadiidleyda ku kaceysa in ay gaadiidka ku soo raraan xamuul aan Tankiisa ahayn in aan waxyaabahasi ka waantoobaan.

Taliyaha ciidamada Taraafikada qeybta gobolka Banaadir Cali Barre Xiri (Cali Gaab) oo shalay saaxafadda kulla hadlay xarunta taliska Taraafikada ayaa sheegay in amrnaba aan la aqbali Karin in si targo la’aan ah ay gaadiidka magaalada u dhex maraan, isagoo intaa ku daray in masuuliyad ay ka saran tahay xaqiijinta arrintaasi.

Sidoo kale taliyaha ayaa tilmaamay in gaadiidka laga doonayo in ay is diiwaan galiyaan si ay u noqdaan ku sharciyeesan oo leh Taargada lagu garto gaadiidka si meesha ay uga baxaan shilalka mararka qaar magaalada ka dhaca.

Ugu danbeyntii uyuu ugu baaqay dhammaan gaadiidleyda ka howl gasha magaalada Muqdisho in ay u hoggaansamaan awaamirta ka soo baxday taliska Taraafikada qeybta gobolka Banaadir.


Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/vsabba/public_html/somaale.com/wp-content/themes/News/includes/single/post-tags.php on line 5
Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT