Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Wadamada bariga Africa oo taageeray Galitaanka Ciidamada Kenya Ee Soomaaliya

Wadamada bariga Africa oo taageeray Galitaanka Ciidamada Kenya Ee Soomaaliya

Wadamada bariga Africa oo taageeray Galitaanka Ciidamada Kenya Ee Soomaaliya
December 02
02:09 2011

Shirka wadamada Barikaga afrika oo ku soo gababa baboobay dalka Brundi ayaa War murtiyeed kasoo baxay dalalka ku bahoobeen bariga Africa oo shir madaxeedkoodii ugu soo gabagaboobay magaalada Bujanbura ee dalka Brundi ayaa waxa ay ku sheegeen in Kenya oo kaliya aanay dan ugu jirin in ay dagaal lala galo ururka Alshabab laakiin ay wax ka tareyso ammaanka iyo xasiloonida gobolka.

kulankaas waxaa hogaaminta ururka bariga afrika kala wadreegay madaxweynaha Burundi kan kenya iygaoo sidoo kalle shirkaas ku taageeray heshiiskii magaalada Kanbala ay ku saxiixdeen Hogaamiyasha Dkg ah ee Soomaaliya
ciidamada kenya ayaa soomaaliya galay Bishii Hore iyaga oo aan Ogolaansho ka heysan Doowlada Soomaliya

ilaa iyo hada wax muuqda oo ay ciidamada kenya qabteen lama soo warin iyaga oo weeraro ay qaadeen ku dilay dad badan oo rayid ah Doowlada KENYA waxaa hor kacaya shaqsiyaad Soomaali ah oo aan ilaa iyo hada aysan Cadeen Ujeedada ay ka leeyyihiin Hogaaminta ay Hogaaminayaan Ciidamada Kenya

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT