Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Waraysi Raiisalwasaare Cabdiwali M Cali

Waraysi Raiisalwasaare Cabdiwali M Cali

June 01
10:54 2012

wareysi dhinacyo badan oo Madaxa laanta Afka Soomaaliga ee BBC Yuusuf Garaad Cumar Axmed la yeeshay  raysulwasaaraha soomaaliya oo u uga hadlay xaalka soomaaliya shirka turkiga iyo arimo badan halkaan ka dhageyso

http://www.bbc.co.uk/somali/war/2012/05/120531_pm_turkey.shtml

sidoo kalle waxaad halkaan ka dhageysan kartaa wareysi isla Turki kula yeeshay Yusuf Garaad  Xoghayaha arrimaha dibedda ee waddankan Britain, William Hague, ayaa sheegay in shirka Istanbul ee looga hadlayo mustqablka Soomaaliya uu sii xoojin doono dadaalkii ay horey u wadeen ee xal loogu helayo dhibaatada Soomaaliya.

halkaan hoose ka dhageeyso wareysigaas

http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2012/06/120601_wareysi_william_hague.shtml

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT