Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu. iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Yusuf Garaad oo Kulmay

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu. iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Yusuf Garaad oo Kulmay

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu. iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Yusuf Garaad oo Kulmay
April 28
03:05 2017

Yusuf Garaad Galabta waxaan kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu.  Waxaan ka wadahadalnay qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dardar gelinta taageerada Dowladda Turkigu ay u fidiso Soomaaliya ee dhinacyada horumarinta, tababbarrada iyo waxbarashada iyo qodobbo kale oo khuseeya iskaashi dhinacyo hor leh.

Kulanka oo ka dhacay magaalada Antalya oo uu maanta ka furmay Shirka Iskaashiga Beeraha ee Afrika iyo Turkiga waxaa dhinaca Soomaaliya goob joog ka ahaa Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Ankara, Cabdulqaaddir Maxamed Nuur iyo Agaasimaha Waaxda Badaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Abubakar M. Abubakar oo hadda si ku meel gaar ah u haya Madaxa Xafiiska Wasiirka.  Labada mas’uul ee shirka igala qeyb galay waxay labaduba ku hadlaan afka Turkiga.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta (Khamiis) khudbad qiimo leh ka jeediyay furitaanka shirka oo ay ka qeybgelayaan kontameeyo Wasiir oo Afrikaan ah oo uu ka mid yahay Wasiirka Beeraha Soomaaliya, Siciid Xuseen Ciid.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT