Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Wasiirka Cusub Ee Arimaha Dibada Yusuf Garaad oo Xilkii la Wareegay Sawiro

Wasiirka Cusub Ee Arimaha Dibada Yusuf Garaad oo Xilkii la Wareegay Sawiro

Wasiirka Cusub Ee Arimaha Dibada Yusuf Garaad oo Xilkii la Wareegay Sawiro
April 05
18:56 2017

Yusuf Garaad  Waxaan u mahadcelinayaa diblomaasiyiinta, madaxda, shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ay ku jiraan Dibmolaamisiyiin gaammuray oo maanta ka qeyb galay munaasabadda xilwareejinta Wasiirka.

Waxaa iyaguna goobjoog ahaa saaxiibbada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ay ku jiraan Wasiirro hore u soo qabtay Wasaaradda iyo xubno ka tirsan labada Aqal.

Wuxuu Si Gaara  si gaar ah ugu Mahadceliyay Wasiirkii ka horreeyay, Dr. Cabdisalaam Xaaji Hadliye Cumar, oo Wasaaradda ku soo dhoweeyay si saaxiibtinnimo lehna igu wareejiyay xilka. 

Goobjoog waxaa ahaa Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka, Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan Hantidhowrka Guud iyo Garyaqaanka Guud ee Dowladda.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT