Waxaan dhawaan kulan Qada sharaf ah wadaa qaatay Qunsulka Soomaaliya ee shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane iyo wasiirka arimaha dibada ee dalka shiinaha Yang Jiechi, kulankaas oo looga hadlay arimaha la xiriiri xiriirka dalalka .

April 10
18:16
2012

Sidoo kale waxaa ay dawlada shiinaha sii balanqaadey in ay si xoojin doonto wada shaqeynta iyo taageerida dawlada soomaaliya, ayada dhawaan ay arimahaa ka wada hadleen madaxweynaha dalka shiinaaha Hu Jintao iyo Danjire Yusuf Hassan Ibrahim (Yusuf dheeg).
There are no comments at the moment, do you want to add one?
Write a comment