Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Xagee Ku Danbeeyay Dr. Cali Khaliif Gallaydh Wuxuu yiri Adeer "Hadaadan sidaa aan kuu sheegayo aadan raali ka ahayn telefonka waan dhigayaa".

Xagee Ku Danbeeyay Dr. Cali Khaliif Gallaydh Wuxuu yiri Adeer "Hadaadan sidaa aan kuu sheegayo aadan raali ka ahayn telefonka waan dhigayaa".

May 17
10:23 2014

Cali Khaliif Gallaydh waa Raiisul Wasaarihii ee Soomaaliya 2000 ilaa 2001

Wararka ka imanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka socda Somaliland ay saaka waaberigii galeen tuulada Saax-Dheer oo 90km dhinaca koonfur galbeed ka xigta magaalada Laascaanood.

Sida uu BBC Somali u sheegay nin u hadlay ciidanka Somaliland ujeedada ay u galeen tuulada Saax-dheer waxay ahayd sida uu yiri, inay ka soo qabtaan Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cali Khaliif Gallaydh oo uu ku eedeeyay inuu isku dir iyo nabadgelyo darro ka wada deegaankaasi.

Wuxuu Afhayeenku intaas ku daray in ciidankoodu eryadeen gaadiid uu watay Dr. Cali Khaliif Gallaydh.

Haddaba waxaa noo suurta gashay inaan la hadalno Dr. Cali Khaliif, waxaana uu sheegay in ay been ay tahay hadalka wax uu ugu yeeray “maamulka Soomaali-diidka ah”.

Cali Khaliif waxa uu sheegay in muddo ahba inuu ku sugnaa degaanka isla markaana ay doonayaan sidii ay u qabsan lahaayeen shir weyn guud ee degaanka Khaatuma.

Weriyaha BBC Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa telefonka u wareystay Dr Gallaydh.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT